somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag
Midowga Afrika oo dalbaday in la kordhiyo Ciidanka AMISOM ee Soomaalia

amisom-buulomareer

Bookmark and Share

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Francisco Madeira ayaa ku baaqay in la kordhiyo ciidamada AMISOM, si dowladda Cusub ee Soomaaliya gacan looga siiyo dagaalka Al-Shabaab.

Mr Madiera  ayaa sheegay in ay u baahan yihiin tiro ciidamo ah oo aan la acayimin balse hadafku uu yahay in ciidamada Amniga Soomaaliya gacan lagu siiyo sidii ay u xukuman lahaayeen  goobaha horay looga saaray Al-Shabaab.

Waxaa uu  sidoo kale sheegay in ciidamada ammaanka Soomaaliya ay xaaladda hadda ay ku sugan yihiin aysan ahayn mid ay awood u leeyihiin  in ay ka taliyaan goobaha Al-Shabaab laga xoreeyey.

 

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>