somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag
FAAHFAAHIN : Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada Wadajir

BREAKING-NEWS-ok-e1406743114942

Bookmark and Share

Hal Qof ayaa ku geeriyooday saddax  kalana waa ay ku  dhawacmeen Qarax ismiidaamin ah oo    ka dhacay  ilinka Xaruun  Ciidanka Militiriga Dowlada ay ku leeyihiin degmada wadajir ee MuQdisho.

Qofka  geeriyooday ayaa ahaa sida la sheegay wadihii Gaariga  fuliyay qaraxan    halka dadka ku dhawacmay ay ahaayeen rayid ka ag dhawaa halka uu qaraxan ka dhacay oo ah Warsahada NacNaca.

Gaariga waxa qaraxa fuliyay ayaa ahaa caasi waxana la sheegay  in  Ciidanka rasaas ay ku fureen ka dibna uu halkaas ku qarxay.

 

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>