somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag
Dhageyso: Muxuu Ka Yiri Donald Trump Heshiisyada Horay U Jiray Sida NAFTA iyo Isbedalka Cimilada

Crop

Bookmark and Share

 

Donald Trump oo ah Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka ayaa horay u sii shaaciyey intii uu waday olalihiisa doorashada inuu wax ka badalayo ama uu jiijinayo heshiisyo heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah. Hadaba side beey heshiisyadaan qaarkood saameyn ku yeelan doonaan horumarka iyo dhaqaalaha wadanka, sida heshiisyada kala ah NAFTA iyo transpacific partnership.

Dhageyso ===>>> Trump_Nafta

VOA (1)

 

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>