somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag
Ciidamo Nato oo xoog ku soo furanaya Markab lagu afduubtay Puntland

burcad-badeed-348x170

Bookmark and Share

Ciidanka Nato ee ku sugan xeebaha Puntland ayaa u  dhaqaaqay Degaanka  Caluula ee Gobolka Bari halkaas oo lagu qafaashay markab  shidaal shiday oo  ka dulbabanayay calanka Imaraadka Carabta.

Markabka ayaa la sheegay in ay afduubteen Kaluumaysato  ku sugan Degaankaas kuwaas oo  ka cabanayay waayadan Maraakiib  dhibaato ku haysa Shabaakadahooda.

Maamulka Puntland ayaa shalay sheegay in  ay qaadi doonaan talaabo kasta oo  ay ku badbaadinayaan Markabkan la afduubtay.

 

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>