somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

World News

« Prev123..............371372373374375

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Bookmark and Share

 

5-4 ayaa looga qaaday Chalsea kadib rigoorooyinkii la dheelay ciyaarta oo ku dhamaatay barbar dhac ayaa waxaa ugu dambeyn koobka qaaday Bayermunich oo iyadu jiiftay xiligii hore cioyaarta billowgeeda.

Waxaa hadda soconaya dabaaldegyo ay sameynayaan ciyaartoyda Bayer iyo taageerayaashooda iyadoo Chalsea iyo taageerayaasheedana ay la hoydeen guul darro.

In la abaalmariyo Bayer Munich ayaa loo fadhiyaaa iminka waxa ayna ciyaartii caawa dad badan ay ku noqotay anfariir maadaama markii dambe ay isbedashay ciyaarta.

 

 

read more...
 

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Bookmark and Share

 

Ciyaarta xiisaha badan ee hadda soconeysa ayaa mareysa meel xasaasi ah waxaana ay u dhaxeysa Kooxaha taageerayaasha badan ee Chalsea iyo Bayer Munich, iyadoo hadda ay indhaha ku wada taagayaan dhammaan taageerayaasha daawanaya.

Waxa ay mareysaa bar-bar dhac oo labada koox waxaa ay yihiin kuwa leh min 2 gool, waxaana laga yaabaa in bareejo ay ku dhamaato.

Waxaana billowday ciyaartii Rigoorada ahayd oo lagu kala bixi lahaa.

Wararka Ciyaaraha kuwooda ugu dambeeyay Kala soco Www.Somalianation.com.

read more...
 

Bookmark and Share
130210210819_nigeria_304x171_afp_nocreditBBC 11 Febraayo, 2013 Abdirahman Koronto BBC Somali, Koonfur Afrika Kooxda dalka Nigeria ayaa ku guulaysatay koobka Qaramada Qaaradda Africa kadib markii ay gool iyo waxba kaga badisay kooxda dalka Burkina Faso. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
Sport - Christmas Package 2012PA/Huffington Post UK  Olympic star Mo Farah has revealed how he was detained by US customs officials who suspected he was a terrorist, saying that despite his international fame he frequently gets stopped because of his Somali origin. (more…)

read more...
 
« Prev123..............371372373374375