somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Warkii Somali Nation

« Prev123..............165316541655Next »

IRAQ-Dagaalka-Mosul-348x170 (1)

Bookmark and Share

Shaqaalahaan ayaa ku geriyooday Duqeeymo Cuspital ,Toogasho Bareer ah iyo jirdil qaar kood loogu geeystay gudaha Suuriya

Baaristaan ayaa lagu sheegay 15 kun oo sahqaale Caafimaad ah ayaa isaga cararay Suuriya iyaga oo ka baxsanaya colaadaha ka jira dalkaasi

Waxaa sidoo kale jira Takhaatiir iyana la afduubtay oo aan illaa imminka la’ogeeyn halka lagu hayo 

read more...
 

DUUFAAN

Bookmark and Share

Gobalo ay ka mid yihiin New York ,New Jarsi iyo Virgiania oo dhaca Bariga dalkaasi ayaa ku jira xaalad deg deg ah

Hay’dda Saadaasah hawada dalka Maraykanak ayaa  bixisayd igniino loo jeediyay gobolo badan oo Dalka Maraykanka ah oo dadka looga digayo duufaanno baraf wata

Waxaa la xiray Dugsiayda wax barashada ,sidoo kale waxaa la joojiyay oo dib loo dhigay kumanaan duulimaadyo ah sababo la xiriira Duufaanadan 

read more...
 

ROOB DOON

Bookmark and Share

Isugu soo bax roob doon ah ayaa Maanta ka dhacay meelo badan oo Magaaladda MuQdisho ah.

Magaaladda Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa si la  mid ah Maanta uu ka dhacay isu soo bax roobn doon  ah halkaas oo ay isugu yimaadeen dadwayne tira badan.

Isu soo baxaan Roob doonka  ayaa horay waxaa u ugu baaqay  Madaxweynaha Dowlada  Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.

read more...
 

burcaad badeed

Bookmark and Share

Koox la aamisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ayaa Markab  laga leeyahay dalka Imaraadka  ku  af56t5duubtay  Degmada Caluula ee Gobolka Bari

Ciidan ka tirsan MaamulkaPuntland ayaa lagu soo waramayaa in ay u dhaqaqeen dhanka Degmada Afduubkan uu ka dhacay.

Markabkan ayaa siday Shidaal  , waxana tani ay  imaanaysaa iyada oo sanadahii ugu danbeyay uu hoos u dhac ku yimid qafaalka  kooxaha burcad badeeda ee Markaabiibta.

read more...
 

JOWHAR

Bookmark and Share

Maamulka HirShabeelle ayaa wada qorshe uu ku doonayo in uu ku sameeyo  meelo badan oo lagu Keydiip Biyaha.

Madaxwaynaha Maamulkaas Cabdulaahi Cali Cosoble ayaa sheegay   in  ay samayn doonaan Mashaariic kasta oo lagu dhalinayo tamarta Biyaha.

Gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu ka mid yahay Gobolada  ay  jiraan abaarta sida siman u samaysay dadka iyo duunyada.

read more...
 
« Prev123..............165316541655Next »