somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Warkii Somali Nation

« Prev123..............16511652165316541655

Bookmark and Share
Obama2   Madaxweyne Obaama ayaa ka dhawaajiyay inay soo badanayaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee lala xariirinayo Argagixisinimada ee doonaya inay qal qal geliyaan guud ahaan amaanka dalka Mareynkanka. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share

Riix  http://www.voasomali.com/audio/audio/245361.html Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhagesyo.

Fausia_Hague Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, Hague iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Fowzia Yuusuf X. Aadam ayaa ka wada hadlay furidda safaaradaha iyo kulan London ka dhici doona. Kulankan oo taageerada Somalia ku saabsan ayaa la sheegay in lagu wadaa inuu magaaladaas ka dhaco bisha May ee sanadkan.

read more...
 

Bookmark and Share
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa saakay aroortii hore u dhoofay dalka Uganda, halkaasoo uu kula kulmi doono madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni. Safarka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya xubno wasiirro ah oo ay ka mid yihiin: ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka wafaafinta iyo isgaarsiinta, C/llaahi Ciilmooge Xirsi iyo xubno kale. (more…)

read more...
 
« Prev123..............16511652165316541655