somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Warkii Somali Nation

« Prev123..............16511652165316541655Next »

Bookmark and Share
C2E4952C-525F-4566-893B-CFD126ADAD50_mw1024_n_s Halka ka dhageyso - ama daawo Video-ha hoose  Dokumenti ay idaacadda VOA ka heshay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa muujinaya in intii u dhaxaysay 26-kii Diisambar 2012 ilaa 8-dii Jannaayo 2013 ay dhaceen toddoba fal oo kufsi ah, iyo saddex isku-day weerarro kufsi ah. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
Shirka-Golaha-WasiiradaPosted 7th 01 2013 at 06:43:51 AM -Maxamed White-ka Muqdisho, Isniin 07 Janaayo 2013 (SONNA) -Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dooday xaaladaha ammaan ee dalka, iyagoo sidoo kale soo bandhigay qorshe cusub oo ku saabsan xadeynta laba wado oo isku xiridoonta Soomaaliya iyo dalalka Deriska ah. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
eastleigh-nairobi-kenya-businessopportunitiesPosted 7th 01 2013 at 02:39:38 AM - C/qaadir maxamed Cadde Muqdisho,isniin,07,Janaayo,2013,(SONNA)Gudiga Ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Niarobi ayaa shaaca ka qaaday in Dhawaan aysameyn doonaan dallad ay ku mideysanyihiin dadka Soomaaliyeed ee ku Nool xaafadda Islii. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
DSC09769Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye Sabti, Jannaayo 05, 2013 (HOL) — Kulankii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta oo ay soo xaadireen 170 xildhibaan ayay guddi-hoosaadyada baarlamaanku ay ku doorteen guddoomiye, ku xigeen iyo xoghayaha, iyadoo guddiga doorashada galay ka mid ah guddiga difaaca iyo guddiga xuquuql insaanka, haweenka iyo arrimaha bani’aadamnimda. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
New_Mogadishu Muqdisho,Sabti,05,Janaayo,2013,(SONNA) Soomaalida ku nool dalalka Qaaradda Yurub ayaa si aad ah ugu soo laabanaya Dalkooda si ay uga qeyb qaataan dib u dhiska iyo hormarka Dalka, waxaana arintaasi soo laabashada Soomaalida si aad ah looga dareemayaa Dalalka ay Soomaalidu ku nool yihiin ee Qaaradda Yurub (more…)

read more...
 
« Prev123..............16511652165316541655Next »