somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Warkii Somali Nation

« Prev123..............16511652165316541655Next »

Bookmark and Share
images Axad, 13, Janaayo, 2013 (SNO)  Munaasabado lagu xusaayo sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay Maamul goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Taleex ee xarunta maamulkaasi. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
659EA299-6CCB-42E9-8E45-F1EE3EE81883_w268_r1_cx24_cy5_cw62 12.01.2013 VOA (1)Wasaaradda difaaca Faransiiska ayaa sheegtay in hal askari uu ka dhintay mid kalena la la’yahay kadib weerar ay ciidankoodu ka fuliyeen Somalia si ay u soo furtaan lahayste Faransiis ah oo Soomaaliya lagu haystay tan iyo sannadkii 2009. Saraakiil Faransiis ah ayaa sheegay in lahaystaha Faransiiska oo lagu magacaabo Denis Allex lagu dilay weerarkaasi lagu soo furnayay. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
D2A9AB15-6EFF-426A-910A-E15470D7ADEF_w640_r1_s_cx0_cy7_cw0 VOA (1)12.01.2013 Mohamed Olad  Halka Dhageyso Barnaamijkeena Faaqidaadda ayaanu ku eegeynaa, qiimo kororka maciishadda ee magaalada Muqdisho - Tan iyo markii Magaalada Muqdisho ay ka baxeen kooxda Al-shabab bishii August sanadkii 2011kii. waxaa  maalinba maalita ka dambeysa dib u dhis iyo soo kabasho laga dareemayay magaalada Muqdisho, oo la aaminsanyahay inay xudun u tahay dhibaatada ka jirta guud ahaan Somalia, oo hadii ay xaaladu hagaagtana –laga yaabo in guud ahaan dalka intiisa kale uu isna hagaago. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
abdi-farah-shirdon-saaid-somaliRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed.
(more…)

read more...
 

Bookmark and Share
Published on January 10, 2013 by fowsiyo2 R/Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan  ayaa soo gaba gabeysay socdaal shaqo oo sedexdii cesho ee la soo dhaafay ku joogtay Magaalada Roma ee Xarunta dalka Talyaaniga ka di bmarkii ay casuumaad ramsi ah ka heshay dhigeeda dalka Talyaaniga. (more…)

read more...
 
« Prev123..............16511652165316541655Next »