somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Warkii Somali Nation

123..............165316541655Next »

KHAYRE

Bookmark and Share

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Sheegay in ay Diyaar uyihiin Sahacabka Soomaaliyeed in ay La xisaabtamaan Dowladiisa oo ay Ugu Horeeyaan isaga Madaxweyne Farmaajo si ay iyagana ula Xisaabtamaan Shaqaalaha Kale ee Dowlada.

Dhanka kale Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Dhibaato kasto oo ku timaada Shacabka Soomaaliyeed ay la qeyb san doon

read more...
 

UK

Bookmark and Share

Wasiirka  Arrimaha Dibadda Wadanka Ingiriiska ayaa Maanta Arbaca ah soo gaaray Magaaalada MuQdisho.

Boris Johnson  inta uu Magaaladda Muqdisho ku sugan  yahay waxa  uu la kulmi doonaa Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya  iyo Ra’iisulwasaare  Xasan Maxamed Khayre.

Waxyaabaha la filayaa in  Madaxda Dowlada iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Wadanka Ingiriiska ay  wada hadlaan ayaa ah  arimaha  amaanka iyo abaaraha  ka  jira dalka.

read more...
 

burcad-badeed-348x170

Bookmark and Share

Ciidanka Nato ee ku sugan xeebaha Puntland ayaa u  dhaqaaqay Degaanka  Caluula ee Gobolka Bari halkaas oo lagu qafaashay markab  shidaal shiday oo  ka dulbabanayay calanka Imaraadka Carabta.

Markabka ayaa la sheegay in ay afduubteen Kaluumaysato  ku sugan Degaankaas kuwaas oo  ka cabanayay waayadan Maraakiib  dhibaato ku haysa Shabaakadahooda.

Maamulka Puntland ayaa shalay sheegay in  ay qaadi doonaan talaabo kasta oo  ay ku badbaadinayaan Markabkan la afduubtay.

read more...
 

MADAXWAYNE FARMAAJO

Bookmark and Share

Maamulka Ahlu Sunna Waljamaca aya sheegay in  ay fulin doonaan  wixii hada ka danbeya Heshiisyada ay la galaan Dowlada DHexe ee Soomaaliya.

Gudoomiyaha Ahlu Sunna  Shiikh Maxamed Shaakir ayaa  sheegay in Dowladihii dalka soo maray caqabad ay ku  ahaayeen sida uu yiri Heshiisyadii hore ay u wada gareen.

Shaakir waxa uu xusay  in intii uu Magaalada Muqdisho uu ku sugnaa  wada hadal wax ku ool ah  uu la galay Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya.

read more...
 

BASHIIR

Bookmark and Share

Guddiga abaaraha Qaran  ayaa sheegtay in ay sii kordhayso baaxada abaarta  ka jirta Gobolada qaar ee dalka.

Shiikh Bashiir  Axmed Salaad waxa uu hoosta ka xariiqay in wali ay maqlayaan  dhawaaq xanuun  badan oo  kaga imaanaya dadka abuurtu ay  ciirtaysay.

Abaarta ka  jirta dalka ayaa galaafatay Nolosha   dad badan ,  waxana sidoo kale ku baqtiyay xoolihii ugu badnaa.

read more...
 
123..............165316541655Next »