somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Special Info

« Prev123..............8485868788Next »

Bookmark and Share
130114190902_minister Halka Riix Wareysi Dalka Itoobiya, waxaa laga joogaa hadda dhawr bilood markii uu xafiiska la wareegay Raiisul Wasaaraha cusub Hailemariam, kaddib geeridii Raiisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi bishii August 2012. Wasiirkii hore ee caafimaadka, Dr Tedros Adhanom ayaa isna bishii November waxa uu qaatay jagadiisa cusub ee wasiirka arrimaha dibedda. Isaga oo booqanaya dalkan Britain ayaa waxa uu u warramay BBC. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
Galayr11Soomali SAT Xog wareysigii Cali Khaliif Galaydh by Soomali SAT. Wareysiga wuxuu taabanayaa arrimo xasaasi ah, Prof. Cali Khaliif Galeydh wuxuu soo bandhigay qibrad iyo xoogagaalnimo xiisado  badan xambaarsan. DAAWASHO WACAN (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
fowsiyo2H.E. Fawzia Yusuf X. Aaden WARBIXIN XIISO BADAN LEH   R/wasaare ku xigeenka koowaad marna ah Wasiirka arrimaha dibedda ee jamhuuriyadda Federalka Somalia Marwo Fawzia Yusuf X Aaden oo socdaal dhowrkii cishoo la soo dhaafay ku mareysay wadamada Ingiriiska iyo Talyaaniga. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
2013111211253669734_20VOA (1)01.11.2013 Halka ka dhageyso Maxamed Cabdi Xasan “Afweyne” oo horey uga tirsanana jiray hoggamaiyayaasha budhcad badededa Soomaalida ayaa sheegay inuu ku guulaystay inuu soo xareeyo 70-80% dhalinyarada budhcad badeedda eek a hawlgasha meelo ka mid ah xeebaha gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyadoo maalintii shalayna dhalinyaro la sheegya inay ka soo baxeen budhcad badedda lagu soo bandhigay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud. Waraysi uu siiyey idaacadda VOA ayuu mar kale ku celiyey inuu ka baxay budhcad badeedda. Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka ee Cadaado, waraysigii uu la yeeshayna hoos ka dhagayso.

read more...
 

Bookmark and Share
IMG_0212-1024x576Halka guji ka dhageyso 10 Janaayo, 2013, 01:56 GMT 04:56 SGA Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogtay dalka Tayaaniga ayaa sheegtay in ay madaxda dowladda Talyaaniga kala hadashay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhib u dhiska dalka Soomaaliya. (more…)

read more...
 
« Prev123..............8485868788Next »