somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag

Horumarka / Development

« Prev123..............9293949596

Bookmark and Share
An employee counts U.S. currency near renminbi notes at a bank in Hefei, Anhui province Muqdisho, Isniin, 11, Febaraayo, 2013, (SNO) Xukuumadda Soomaaliya ayaa waddo dadaallo lagu wax looga qabanaayo hoos u dhaca ku yimid maciishada iyo Safirka lacagaha qalaad. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
An employee counts U.S. currency near renminbi notes at a bank in Hefei, Anhui provinceMuqdisho – 03-02-2013 Maanta waxaa shir deg deg ah isugu yimid Golaha wasiiradda Somaliya ayaa ka arrinsanaya hoos u dhaca la soo darsay sarifka  lacagaha qalaad sida dolar-ka. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
images (55) Muqdisho, Talaado, 29, Jannaayo 29, 2013, (SNO) Kulan looga hadlayay sida looga faa’ideysankaro kheyraadka dalka ayaa maanta  lagu qabtay Muqdisho Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Daarul Xikmah kuliyadeeda culuunta badaha ayaa looga hadlay kheyraadka guud ee dalkeena gaar ahaan midka dhaxceegaaga badaha dalkeenna iyo siyaabaha looga faa’iideysan karo, iyadoo sidoo kale baraarujin loo sameynayo dhalinta ku shaqeysata falalka burcad badeednimada. (more…)

read more...
 

Bookmark and Share
images (48) Muqdisho, Talaado, 29, Jannaayo 29, 2013, (SNO) – Suuqa Bacadlaha ee Xamar weyne oo aan shaqeynin tan iyo dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta la shaaciyay in uu u furanyahay ganacsatada dalka. Kadib kulan wada jir ah ay isugu yimaadeen gudiyo isugu jira ganacsato, hay’adda maamusha suuqa Bacadlaha iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu shaaciyay in uu furan yahay Suuqa Weyn Bacadlaha ee dagmada X/weyne, halkaasi oo ay ka faa’iidesan karaan ganacsatada Soomaaliyeed ee danaynaysa in kor loo qaado ganacsiga dalka. (more…)

read more...
 
« Prev123..............9293949596