somali_nation
LATEST:
"Somalia Nation news distinguishes itself from its counterparts by providing the latest, accurate and unbiased news that our viewers depend on" AKHRISO OO LA SOCO WARARKA SOMALIA IYO CAALAMKA
 
somali_flag
Baarayaal Caalmai ah ayaa sheegay in 800,000 oo shaqaale gar gaar ah ay ku dhinteen dagaalada Suuriya tan iyo Sanadkii 2011kii

IRAQ-Dagaalka-Mosul-348x170 (1)

Bookmark and Share

Shaqaalahaan ayaa ku geriyooday Duqeeymo Cuspital ,Toogasho Bareer ah iyo jirdil qaar kood loogu geeystay gudaha Suuriya

Baaristaan ayaa lagu sheegay 15 kun oo sahqaale Caafimaad ah ayaa isaga cararay Suuriya iyaga oo ka baxsanaya colaadaha ka jira dalkaasi

Waxaa sidoo kale jira Takhaatiir iyana la afduubtay oo aan illaa imminka la’ogeeyn halka lagu hayo 

 

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>